U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoorgooye1

Magac Lab
Naxwedaaw.
Xaraf QSubg QO9 xar
1

Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo. qoorgooye2 m.l Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Qoorgooye waa cudur khatar ah oo maskaxda gala, oo qandho, madax-xannuun, matag wata.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoorgooye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD