U gudub nuxurka bogga
SABAAD

matag1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
La Mid Ahmantag1Magac Lab
1

Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nin dhallinyaro ah oo Soomaaliyeed ayaa waxaa ku soo booday Xanuun wata Shuban iyo Matag, waxaana la soo dersay xaaladda ay Soomaalidu yiraahdaan'Horay iyo Gadaal'.

”
“

Haddii aanu matag jirin, raac qodobadan.

”
“

Sheekadiisu haddii ay malab ka macaan tahay, waxa igu qabata lalabo iyo matag.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
matag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan