Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Budo badan oo hoore yar lagu qasay.
Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.
Habaryahay maqiiqani habar caano laad tahay, qoosh baad walaaqdaa.
Hadii aynu si kale u nidhaahnano waxaynu ku tilmaamaynaa xukun qar-qoosh ama go’aan qaar-qoosh, waxayna taasi calaamatusu’aal saaraysaa wixii ay guddiga doorashadu hore u soo maamuleen oo dhan.
Wuxuu Abuu Ayuub soo saaray neef orgi ah, wuuna gowracay, wuxuuna xaaskiisa ku yidhi, intaad qoosh qooshtid waxaad noo dubtaa loxoox ah, adigaana ku fiican dubista muufada.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag