U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoqobid

Magac Fal
Xaraf QSubg QO7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan ku calool-fayoobahay, qoruhu in uusan ujeedin wax kala qoqobid waxaana habboon in muhimmadda guud laga eego, waana docda aan wax ka eegayo.

”
“

Waxaan u qaatay in qalinlaha caadifadi qaaday, una batay gobolleysi, uma-malaynayo in abwaanku ujeedey wax kala qoqobid.

”
“

Waxa kale oo qaran ku dumi karaa; haddii aan laga dheeraan cabsi, faquuqid, nacayb, diidmo is af-garad, isir tirid, takoorid, weerarro, qoqobid, barakicin, kalsooni-darro iyo naxli huursan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoqobid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan