U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dumi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Dhisme burburin.

2

Dhisme furfurid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii mid mid aad xulataan oo aad ku ekaataan xalaal maal noqotaan ma cirkaa dumi mise dhulka.

”
“

Maayar hore oo ceelka Hargeysa ka talin jiray ayaa wuxuu Balwad u lahaa inuu guryaha rinji cas ku qorqoro; Dumi, isagoo kanna balwad u yeeshay Durki.

”
“

Haddaba ummad yahay yaa khadlan labada dhinac innaga oo aan kala xigsanayn, maxaase qaran ku dumi karaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dumi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan