U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naxli

Magac Lab
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Xumaan xaasidnimo ku jirto. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadku iyaga oo walaalo ah, haddana waa isku ciil qabey, oo naxli iyo xumaan in xuni beertay baa bislaatay, oo baalal goroyo yeelatay.

”
“

Dhallintii dhulkaygaay, xumaan iyo xasad baa la inagu abuuray, naxli iyo nuxus baa dhexdeenna la dhigay.

”
“

Waxa kale oo qaran ku dumi karaa; haddii aan laga dheeraan cabsi, faquuqid, nacayb, diidmo is af-garad, isir tirid, takoorid, weerarro, qoqobid, barakicin, kalsooni-darro iyo naxli huursan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naxli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan