U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qowlad

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QO6 xar
La Mid AhqolMagac Lab
1

Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciidamada DF oo weerarka madaafiic saakay ku qaaday deegaanada Ceelgaal iyo Qowlad oo waqooyi kaga beegan Baladweyne 15-km ayaa ku guuleystay inay jabiyaan ciidamadii Al-shabaab ee ay dagaalka la galeen.

”
“

Dagaal xoogan oo u dhaxeyay xoogaga islaamka iyo ciidamada Ethiopia ayaa saakay Aroortii hore ka qarxay deegaanka Qowlad oo qiyaastii ilaa 9KM dhinac Woqooyi bari ka xigta Degmada B/weyne.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qowlad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan