U gudub nuxurka bogga
SABAAD

woqooyi

Magac Lab
Xaraf WSubg WO7 xar
1

Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cigaal oo ka sheekeeyey sagaashanaadkii Golihii Baarlamaanka ee xiligaas wuxuu xusay inay casuumadd u joogeen meel ku dhow Xamar markii la ansixinayey go’aano (resolutions) saamaynayey aayihii reer Woqooyi.

”
“

Goobta Laasgeel waxa 6km woqooyi looga weecdaa tuulada Dhubato ee Degmada Laasgeel ee hore loo odhan jiray Dacar-budhug, immikana loogu magac daray Laasgeel oo 55KM bari ka xigta Hargeysa, kuna taalla wadada halbawlaha ah ee Hargeisa-Berbera.

”
“

Booliska Puntland ee ka howlgala dhinaca Woqooyi ee magaalada Galkacayo ayey u suurtagshey iney gacanta ku dhigaan Nin iyo qof Haween ah iyada oo mid kalena ka baxsadey goobta isaga oo xabadeeyey ciidamada amniga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
woqooyi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan