U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoyaan

Magac Lab
Xaraf QSubg QO6 xar
1

Raadka uu ku reebo hoore siiba biyo ama caano iwm shey uu saameeyey.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Firida-tafiirtu waa mid qoyaan leh oo ku dhegta lugaha xasharaadka iyo meel kasta ooy gaadhaan.

”
β€œ

Garowe ayaa sacadihii la soo dhaafey waxaa ka maqnaa korontada iyada mas'uliyiinta shirkadaha sheegeen iney ka cabsi qabaan in dadku wax ku noqdo madaama dhulka qoyaan badan soo gaarey.

”
β€œ

Inta u badan biruhu waxay daxaleystaan marka qoyaan biyo iyo hawadu isku helaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoyaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan