2
Qiyaas biyo ah oo si sahlan aan u nijaasoobin. qulqul badweyn m.l (juqr.) Dhaqaaqa biyaha dusha ee badweynta. qulqul qumman (q.q.) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya marka uu dhexmaraayo mareeg danab. qulqul talantaaliya (q.t.) m.l (fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg danab, si joogta ahna u beddelaya jihada marar badan halkii seken.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.l
Xarafka
Q Β· QU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
