U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qulqul1

Magac Lab
Naxwefiis.
Xaraf QSubg QU6 xar
1

Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).

Tusaale Dheeraad ah1

“

Bal ogow maanta maalin ku habaysa maankaaga qulqul dareeno ah oo kuu iftiiminaya fartana kuugu fiiqaya sifaalihii ay lahaayeen maalmihii ka horeeyay, waan maalin sahan u ah maalmo kale oo danbeeya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fiis.

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qulqul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan