U gudub nuxurka bogga
SABAAD

danab1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Biriq.

2

Birdanab.

3

Qof ama wax dadka soo jiita.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fogaanta ay isku jiraan laba Borotoon hadii ay ka bataan dhexroorkoodu inta uu dhanyahay waxaa abuurmaya xoog danab kaladid.

”
“

Waxan ka tirsanayn hal urur oo lagu magacabo Danab, waxana nalagu soo tababaray dalka Ethiopia, balse waxaan maanta go'aan ku gaarnay inaan ka goosano DF kuna biirno mucaaradka" ayuu yiri askari u hadlay ciidamada Somalida ah oo aan magaciisa sheegin.

”
“

Danab muuqaal ah oo gudbinaya Awood koronto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
danab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan