U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ogow

Fal Gudbe (3)
Naxwe-gaaday, -gaatay
Xaraf OSubg OG4 xar
1

Cid, wax ka warhaysa noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heesaha ku jiray waxa ka mid ah : Deeqa arramidaadii Ogow Garina Calaf duug ma yeeshee kani waa hanadkii iyo heeso kaloo badan oo wali naga maqan.

”
“

Macnuhu waa soo jeed oo maslaxadaada ha uga harin siyaasiyiin ee la ogow oo la xisaabtan.

”
“

Laakiin Xaaji, wiilkeygow, ogow in Kaaba Qabiilka Ibleyskuna uu tartan igula jiro oo uu isna dhiniciisa ka shirin doono oo u qudbeyn doono!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-gaaday, -gaatay

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ogow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan