1
Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta.
2
Baalka shimbiraha.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaal iyo Duqeyn culus oo Xalay mar kale Muqdisho ka dhacday dad badana ay ku geeriyoodeen Warbixin ku saabsan dagaalkaasi iyadoo Garab Cusub iyo Maxaakiimtu ay wada sheegteen inay dagaalka xalay iyagu qaadeen.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rbo, m.dh
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
