U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruugaan

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RU7 xar
1

Habka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Iyaba waa yaabe, hadday dumar masayraan, ciil dabinta ruugaan, dudmo oodda jabiyaan, dibadaha wareegaan, dalqaddooda haybshaan, ubadkooda daadshaan, garoobnimada doonaan, aniga waxay igu dhiiri galisaa inaan la guursado.

”
β€œ

Sidaa daraadeed waxa la odhan karaa aad uma dhadhamiyaan ama uma ruugaan qoraalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R Β· RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruugaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan