U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sacab

Magac Lab
Naxwe-bbo, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha.

2

Sacabbada oo laysku saddexaad dhufto.

3

Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu Axmed kaftan Yaasmiin ugu dhiibay; in ay isu soo sharraxdo madaxweyninimada Somaliland, sacab xoog leh ayaa hadalkaasi dhaliyay.

”
“

Cali Qaadi, ayaa agaasimayay xafladaas, laakiin sacab faro badan ayaa u dhacay markii uu Dr.

”
“

Xukuumada uu hormoodka ka yahay Madaxweynaha Puntland Mudane Faroole waxaan u aragnaa in ay ku howlantahay dadaal, horeyna uga soo gudubtay xiliyo adag, isla markaana ay ku tilaabsatay horumar muuqda oo la taabankaro hayeeshee uusan nina sacab saarikarin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sacab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan