U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiib

Magac Lab
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana dadweynihii kasoo qayb galay xafladda oo aad u faraxsani boodayeen fagaaraha ay ka socdeen heesaha fannaanka codka baxsani ku luuqaynaayo waxaanay raacinayeen jiib iyo jaan.

”
“

Baabuur yar oo Jiib ah oo qori saarnaana xagga midigta ayuu ka xigey, Jiib kalena waa uu ka dambeeyey.

”
“

Bilis, Garoob iyo Guduudley isugu jirta ayaa aroor dhoweyd wishiiri la yimi xadrada Hargeysa ee Khayriyada loo yaqaano, halkaas oo ay ka qabsadeen ciyaar walasaqo ah oo jiib iyo jaanba laysla giraangiriyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan