Tusaale Dheeraad ah3
“
Iyaba waa yaabe, hadday dumar masayraan, ciil dabinta ruugaan, dudmo oodda jabiyaan, dibadaha wareegaan, dalqaddooda haybshaan, ubadkooda daadshaan, garoobnimada doonaan, aniga waxay igu dhiiri galisaa inaan la guursado.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
