U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaan1

Magac Lab
Xaraf JSubg JA4 xar
1

Caano geel oo aad u dhanaan.

4

Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Soomaliya ayaa ah wadan loo soo dhoofiyay aragtiyo badan oo aan marna la jaan qaadi karin dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaalida.

”
“

Dhinaca kalena, wadaadaduna faraha ha kala baxaan hawl maalmeedka, maareynta iyo jaan goynta hawlaha siyaasada.

”
“

Su’aalahaasi waxay u bahanyihiin in mid walba lagu eego waqtigeedii iyo duruufeheeda taariikhda socotana lala jaan qaado ee aan halkii hore lagu dheganaan ama aan gadaalgadaal loo fekerin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan