U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saadaali

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, isay
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Lama sheegi karo waxa ay ka badali karto siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Somalia dilka Aadan Cayroow, iyadoo sidoo kalena aan la saadaali karin sida ay wax ugu dhimi karta dagaalada ururkaan kula jiro DFKMG ah iyo saxiibatood Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, isay

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saadaali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan