U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saynis

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Cilmiga barashada noolaha iyo manoolaha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sodhiyaam ma ahan curiye la helo kaligiis laakiin waxaa laga soo dhex saaraa Isku dhisyada eey ku jirto, waxaan helay markii ugu horeeysay saynis -yahan Humphry Davy sanadkii 1807.

”
“

Xisaabtu waa saynis nool oo ay weli horumarinayaan kumanyaal cilmibaare oo dunida ku kala nool.

”
“

Tirada qormo saynis ku qoranwaxay ka koobantahay tiro ka weyn ama le'eg kow, kana yar toban oo lagu dhuftay toban abyooneku jibaaran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saynis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan