U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eey1

Magac Lab
Naxwe-eey/-yo, m.dh
Xaraf ESubg EE3 xar
1

(c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa loogu magac daray sanab eey caabudi jireen Roomaanka ee loo yaqaanay Ceres.

”
“

Shaabku wax badan beey dadka uqabteen sida masaakiinta iney siyaan zako eey uga qadeen walaalaha musliiminta ah.

”
“

Sanadku markuu ahaa 2000 ayaa waxa lagu sheegay shirkada Nollywood in eey ku jiraan kaalinta labaad ee filim soo-saarista dunida, waxa ka horeeya Bollywood oo kali ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-eey/-yo, m.dh

Xarafka

E · EE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan