U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sebi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf SSubg SE4 xar
1

Ilmo; caruur; cunug.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Su’aallo kale waxay ka dhalan karaan markuu libaaxu qaatay, sida: suurto gal ma tahay in sebi ka badbaado libaax labaddiisa daan iyo laba maalmood oo uu waraabe, harraad iyo haadba u dagnaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sebi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan