U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daan1

Magac Lab
Naxwe-aaman, m.l
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa suura-gal in July-daan July-da xigta aannu dammaashaadno - waase haddii aan heshiinno, oo aannu wax isku hanbayno, aannuna aqbalno in aan dhab ahaantii hal qoys nahay.

”
“

Shimbir duulis badanoow, haddaad degi aqoon weydo, Mar uun baad libaax labadiisa daan, dalaq tiraahdaaye …" Abwaan Cali-Dhuux Adam.

”
“

Wuxuu beeniyay guddoomiyuhu hadalada ah in xukuumaddu daan-daansi waddo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aaman, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan