U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waraabe

Magac Lab
Naxwe-bayaal, m.l/dh
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Dhurwaa. waraabe-ligis m.l Nooc waraabaha ka mid ah oo meesha uu qaniino aysan dhaqso bogsan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ergada reer Hargeysa oo iyagu Ardaa-dhig u tegay magaalada Burco, ayaa waxaa hoggaaminayay Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe).

”
β€œ

Faysal Waraabe, wuxuu sheegay in khilaafkaas uu daba joogo khilaafkii uu isku casilay Ra'iisul wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, isagoo xusay inay ula muuqato in khliaafkan uu meesha kaga bixi doono Madaxweyne Sh.

”
β€œ

Faysal Cali Cali Waraabe hadii uu garan waayey milgaha ay ka istaahilaan dadka kale ee ay dalkan ku wada nool yihiin, waxba kuma jabna oo isaga ayaa afkiisa iskaga rifay magacii iyo maamuuskii uu mudnaan lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bayaal, m.l/dh

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waraabe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan