U gudub nuxurka bogga
SABAAD

seko

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SE4 xar
La Mid AhsakoMagac Dheddig
1

Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo.

2

Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Faarax Seko oo intaas ku daray inaysan codka siinayn hadii xubnahaas lagu soo daro dowlada.

”
“

Wuxuuna ka waramay Tijaar hore oo uu garanayo oo maalkooda aan ka bixin jirin Cashuur, Sadaqad iyo Seko toona, kuwaas oo aan la garanayan meel ay ku danbeeyeen.

”
“

Samuel Doe, Mabutu Sese Seko, Iidi Amin, Siyaad Barre iyaga warkood daa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
seko - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan