Tusaale Dheeraad ah2
β
Degmada Afgooye, oo ay asal-ahaan ka soo jeedeen,waxaa ay ku lahaayeen Beer,taas oo ay ka soo goosan jireen Dalag iyo miro isugu jira:-Galley,Sisin, Lows, Yaanyo, Babaay, Canuuni, Seytuun iwm.
ββ
Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah: Aneexo;Cambe;Dhafaruur;Deelaal;Docol;Geesariyaad;ama Geesoriyood:Gob;Hammuude; Hohob;Moos;Muryood;Hiinfaal;Murcood;Mareer;Seytuun;Ismaan dhays;Canuuni;Caadh;Rooxo.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
S Β· SE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
