U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dalag

Magac Lab
Naxwe-yo ..., m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Miraha la beerto ee la cuno. dalag geddis m.l Habka beerashada oo ku salaysan in dalagyo kala duwan lagu beero dhul isku mid ah, si gaar ah oo isku xigta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hay'adda FAO ayaa warbixin ay dhawaan ka qortay Somalia ku sheegtay inay horumarin ku sameysay beeraha Somalia, isla markaana ay bacrimisay beeraha si looga helo dalag ka badan kuwii hore looga heli jiray.

”
“

Dhinaca kale, waxaa jira midho (dalag)kale oo aan loo aqoon midho sida: digirta, galeeyda, masagada, bariiska iyo kuwa la midka ah.

”
“

Gobolka Gedo ayaa waxaa ka taagan sida ay sheegeen hay'adaha gargaarka roob la'aan, sababay biyo la'aan iyo dalag la'aan, ayna dadka gobolkaas 90% u baahan yihiin gargaar aadamnimo oo caalami ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo ..., m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dalag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan