U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khudrad

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHU7 xar
1

.u Dhir yaryar oo ka kooban ubax, caleemo iyo xididdo oo dadku cuno, cuntadana ku darsado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Boqoshaa ama Fungi waa khudrad la cuno oo madaxiisa koofiyad u egtahay.

”
β€œ

Qofka oo cuno baruur faro badan oo dux leh (fats) ayaa ah mid sababi karta caafimaad darro laakiin inta badan ah khudrad ayaa dhinaca kale caawin karta caafimaadka jidhkaaga.

”
β€œ

Tusaale ahaan waa muhiim in carruurtu u soo qaadato cunto dugsiga, iney suurtogal tahey in dugsiga laga iibsan karo caano iyo khudrad, inaaney ciyaalo iskuulku xidhan direys (yunifoom) Norwey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH Β· KHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khudrad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan