U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

Sharrax lagu qurxiyo weelasha, albaabada, dariishadaha iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

) إدغام المتماثلين: Waa markay kulmaan labo xaraf oo isku mida bilowgiisu yahay reeb kan labaadna yahay shaqal ayaa lagu qabtaa kan hore midka labaad.

”
“

. In bah maanso oo kasta laga rabo in kaalimo cayiman shaqal dheeruhu ka galo ama ka galaan haddii ay mid ka badan yihiin.

”
“

. Xarafka dhawaqiisu adag yahay ee labanlaabmaya waa in uu u dhaxeeyo laba shaqal (shaqal dheere iyo/ama shaqal gaab), ama waa in uu shaqal ka soo horreeyo shaqal kalena ka dambeeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan