U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqlan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Wax sharrax lagu qurxiyey ahaansho.

2

Wax shaqal loo yeelay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wasiirku waxa uu inoo cadeeyey in uu qabiil ka uu dadka ku dhaleecaynayo isagu ku shaqlan yahay.

”
“

Daaraha cadcadaantooda, dhirta magaaladu ku shaqlan tahay cagaarkooda, qudbadaha dhaadheer ee masaajiddada, tirneedka guduudan ee guryaha saqafkooda saaran, Xamar korka waxay uga eg tahay gole cibaadadeed.

”
“

) الإدغام الشفوي: Waa in ay tahay erayga u dambeeya miimka reebban uuna ku xigo miim shaqlan, markaasina lagu qabto miimkii reebbanaa kii shaqlanaa oo ay noqdaan hal miim oo labalaaban ” مشددة” oo la muujinayo iyadoo lagu aqrinayo codka sanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqlan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD