U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shareero1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, ml.
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

(muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arinta kale ee sababtay in khilaafku uu cirka isku shareero ayaa ah in col abdulaahi yuusuf uu isagu raali ka yahay hishiis shidaal qodid ee uu gaaray maamamul gobaleedka puntland, ee ee beeshiisa.

”
“

Khilaaf hareyey golaha degaanka Bosaso Khilaafkan oo la sheegay in uu cirka isku shareero ayaa soo baxay kadib markii uu dhowaan furmay kalafadhigii ugu horeeyay ee golaha degaanka Boosaso oo dhowaan doortay Gudoomiye iyo ku xigeen.

”
“

Mudaharadkan ayaa yimid xili lacago Faalso ah oo lagu dabaco Puntland ay sababeen in qiimaha raashinka cirka isku shareero taas oo sababtey in dadka magalada qarkood guryaha ka soo bixi kari waayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, ml.

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shareero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan