U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tumo

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-untay, -umatay
Xaraf TSubg TU4 xar
1

(f.g) Bir qalab ka samaysasho.

2

(f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.

3

(f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho.

4

(f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Maraykanka oo beryahan dambe saarnaa awr buubaal ah, lana soo baxay waalli casaan iyo calan-wallayn saa’id ah ayaa Saddaam ku eedeeyey “Macangeg aan wuxuu damcay maradiisa u sheegin, una baahan yahay in saarka laga tumo.

”
“

Beddel kalena xilligaas ma muuqan aan ahayn in Yurub la raaco iyo in diintii beri hore lagu ladnaaday mar kale boodhka laga tumo.

”
“

Waxay ka cabatay sida qiimaheeda iyo nuxurkeediba loogu soo gaabiyay in arrosyo uun laga tumo iyo goobo cilaan saar ama goobo caweysyo oo aaney dawrba ugu lahayn nolosha ummadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-untay, -umatay

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan