U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shido

Fal Gudbe (3)
Naxwe-itay, -idatay
Xaraf SHSubg SHI5 xar
1

Nal, raadiye iwm daarasho.

2

Dab iwm hursasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Allahaa u naxariistee Cali Shido wuxuu geeriyooday magaalada Muqdisho 25 9 2006 kadib markii lagu soo booday asagoo 90 jir ah.

”
“

Afar, waxaa dhallinyaradan ka maqan kalsoonida, oo markii loo shido nashiido af-Carabi ah keliya ayay qooqaan, oo weyraxaan, oo ay diin jaceyl iska baarbaaraan.

”
“

Shido lee ka imaada. beenta naga daayaa people.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-itay, -idatay

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shido - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan