U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diin1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf DSubg DI4 xar
1

Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aabahay wuxuu ahaa Presbyterian diin ahaan, hooyadeyna waxay aheyd Catholic.

”
“

Dadka dagaalka abaabulaya amma ka dambeeyaana ay yihiin kuwo ujeeddo fog leh, oo aan dan iyo muraad ka lahayn diin, dal hagaaga amma dad la xasuuqo.

”
“

Isaga oo hadaba raba in uu cashar muhiim ah baro dadkaas ayaa waxa uu ku yidhi “ miyayadaan ogayn in Nabiyada laga dhaxlo oo kaliya diin iyo celmi ee aanay ka tagin maal aduunyo oo laga dhaxlo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan