U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ido

Magac Lab
Xaraf ISubg ID3 xar
1

Ariga intiisa leh bari weyn, macal, iyo dhogor badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heshiiskan oo ay Nuqula ka mid ah heshay Reuters ayaa sidoo kale lagu xusey in shirkadan iyo dowlada Federaalka ah ay qaybsan doonaan $1.2 bilion ama faa'ido 69% marka la soo saaro 50 million oo fuusto.

”
“

"Ereyga xaalad abuurka ayaa ah mid caan ka ah gobolada Puntland oo lagu lacag qaato balse kanu waa mid aad uga faa'ido badan kii hore madama lagu bixinayo lacago adag," sidaas waxa yiri nin dagan magaalada Bosaso oo magciisa diideu in la shaaciyo.

”
“

"Malayiinta dollar ee burcad badeedka la siiyo madax furashada iyo dadka gacansarka la leh waxa uu noqdey ganacsi faa'ido badan laga helo kaas khatar galiyey amaanka Puntland iyo Somalia guud ahaan."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ido - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan