Tusaale Dheeraad ah3
“
Cabdulahi Siciid Samatar ayaa sheegey in wareysiga VOA ka qaadey Khaliif Cali Ciiro uu ahaa mid shirqool ah oo Puntland looga furayo xisbiyada islamaiyiinta ah ee ku dagaalamaya Koonfurta iyo gobolada Dhexe ee Somalia.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
SH · SHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
