U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shixnad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SHSubg SHI7 xar
1

Xamuul doon ama markab hal mar qaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kismayo: Doon ku dagtay Badda India Dooni shixnad ganacsi u waday dekeda Kismaayo ayaa ku dagtay badweynta India, waxaana ku dhintay sadex qof oo ka mid ah shaqaalihii la socday, kuwaasoo kasoo jeeda dalka India.

”
“

Markabkan ayaa kasoo furtay dekeda Magaalada Mombassa ee dalka Kenya wuxuuna shixnad aan la sheegin waxay tahay u waday dalka Jabuuti, iyadoo kooxaha burcadbadeeda ah ay ka baxsadeen goobta.

”
“

Markabkan oo lagu magacaabo MV Qaba oo aan shixnad wadin, ayaa kasoo ambabaxay marka la afduubayay dekeda Cadan, isagoo ku socda dekeda Al-Mukallah, iyadoo dagaalka uu dhacay xalay saqdii dhexe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shixnad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan