U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siriq1

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SI5 xar
1

Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Laakiin sidaad ogtahiinba; waxbaa ka jiro, in markii suunka loo guntiyay uu yaraha argagaxay, iskuna dayay inuu iska furo, suumankaana meel laga xiro way leeyahiin ee siriq laga furo malaha.

”
“

Waxaan galnay kar-kaar iyo siriq siyaasadeed iyo dagaal murugsan, markaan iska hornimid oo aan diidney in aan is fahanno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siriq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan