U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qool1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf QSubg QO4 xar
1

Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.

2

Ul weyn.

3

Kuul.

4

Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo.

5

Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Meel la yidhaahdo Reydab oo Qool-caday bari ka yara xigta halkaasaa gaadhi la igaga daba keenay.

”
“

Weftiga oo ku sii hakaday tuulooyinka Toon iyo Qool-caday oo ay la hadleen dadweynaha ku nool markii ay gaadheen Sallaxley waxa si weyn u soo dhoweeyay dadweynaha degmadaasi oo ay khudbado u jeediyeen.

”
“

Taas kama dhigeyso in shacabka Soomaaliyeed uusan wali bislaan, laakiin duruufaha jira aawadood, shacabka mar walba wuxuu qool ugu jiraa hamiga siyaasiyiinta iyo faragalinta shisheeye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan