U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siyaado

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SI7 xar
1

Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar ayaa si siyaado leh uga carooday hadalkii, wuxuuna yidhi: "waa kuma ninkaas?

”
“

Si siyaado leh ayeey ula yaabeen sheekayada, si aan xad lahayna way ugu farxeen.

”
“

Dawladdu wax way ka amaahan kartaa dadweynaha, mar siyaado ahi way soo baxaan, laakiin wax sidaa u weyn oo laga jiraan, Baankana wax waa noo yaaliin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siyaado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan