2
Gaashaan. suubaan marawaxadeed m.l Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed. suuldhabasho
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-iyo, m.l
Cilmiga
Jooloji (jool.)
Xarafka
S Β· SU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
