U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farac1

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Durriyad.

2

Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdi hadalka oo lay fasaxo, farac kastuu yeesho.

”
“

La iskuma khilaafsana in degaanka Sool yahay xubin aan kala qaybsami karin oo asal iyo farac u diraysan marka loo eego Somaliland.

”
“

Markii fool ujeed sii socdaa, farac u sheekeeyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan