U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jilib1

Magac Lab
Naxwe-lbo, m.l
Xaraf JSubg JI5 xar
1

Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan.

2

Buur yar.

3

(byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay.

4

(-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin.

5

J. u dhig: qof ama wax iska daaficid.

6

Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmadan ayaa noqoneysa tii 3aad ee oo ay Kooxaha ka soo horjeeda Dawlada la wareegaan, waxaana horay ay ula wareegeen Degmooyinka Jilib iyo Kamsuuma.

”
“

Ilaa 40 Dugsi, ayaa loo qaybshay agabka waxbarashada sida;(qalabka waxbarshada, sabuuradaha,Jeesada iwm) oo ay ka faa’iidaysanayaan ilaa 3,420 arday oo wax ka barta 20 Dugsi oo degmada Jilib ku yaal.

”
“

Ruux lagu magacaabo Saleebaan Sandheere oo ka tirsan dadka deegaanka ayaa u sheegay saxaafadda in kooxaha ka amarqaata Maxkamaduhu ay gaafwareegayaan xaafadaha ku yaala gudaha degmada Jilib; ayna saldhig ka dhigteen xaruntii maamulka Degmadaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lbo, m.l

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jilib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan