U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tacsiir1

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Ganaax.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Rag lagu karbaashay Beledweyne Maxkamada Islaamiga ee Degmada Beledweyne ayaa maanta xukun tacsiir ah ku xukuntay ilaa 5 qof oo lagu soo qabqabtay xashiish iyo qamaar meel fagaaro ah.

”
“

Sidoo kale Ciidamadu waxaa ay Xabsiga dhigeen in badan oo ka mid ah dadkii lagu soo qab qabtay goobaha Albaabada loo laabay halka qaar ka mid ah dadka la soo qabtay Maxkamadu ku fulisay Xukun Tacsiir ah oo heerar kala duwan leh.

”
“

Xukunno isugu jira Qisaas, Rajmin iyo Tacsiir oo Maanta Ururka Xisbul Islaam ka fuliyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tacsiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan