U gudub nuxurka bogga
SABAAD

takoor1

Magac Dheddig
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono.

2

Inta kale wax ka baxsan, ka soocan.

3

vr. takoorid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale waxa uu leeyahay quudhsi, midab-sooc iyo sinji-takoor.

”
“

Sidaa awgeed, waxa baahinta wararka BBC-da laga dareemayaa midab-takoor dhinaca saxaafadda ah ama eex ay u kala eexanayso dadka Af-Soomaaliga ku hadla ee ay wararka u tebiso.

”
“

Waxaan garawsaday in ay dalkayga hooyo taallo duudsi, gardarro, takoor, xaqiraad iyo cuquboba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
takoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan