Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.
Waxaan garawsaday in ay dalkayga hooyo taallo duudsi, gardarro, takoor, xaqiraad iyo cuquboba.
Waa inay wacyi geliyaan dadweynaha oo laga maydhaa baqdinta ku lingaxantay qalbigooda, kana dhalatay sannado ay ku hoos jireen, xukun dulmi iyo duudsi u boqranaa.
Inta daarad ruuxii lahaa, duudsi laga yeelay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
D · DU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag