U gudub nuxurka bogga
SABAAD

teeda1

Magacuyaal Lahaansho
Naxwekuweeda, w
Xaraf TSubg TE5 xar2 Tusaale
1

.dh Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. keeda. . teeda2 (-teeda) dk.lh.dh Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. keeda. .

Tusaalooyin

“

Weyddii halka ay teeda uga tagtay

”
“

Gacanteeda ayay ku qortay warqaddan

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

"ninka wasiirka aad ku sheegeysaan maba aqaan ciduu wasiir u yahay teeda kele beeshu waxay leedahay gudi la yaqaan mana ka qeybgelin shirkaasi"ayuu yiri Mr.

”
“

Teeda kale, waad og-tahay: in idinku haddaad reer-Qansax tihiin,in aad na quursataan, hoosna noo fiirisaan, haddaan reer-Qurac nahay.

”
“

. Teeda kale maalintii wershadaha yar yari ee nalku way hurdaan oo shacbigu waxay isticmaalaan matoorada gaarka ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)

Isrogrog

kuweeda, w

Xarafka

T · TE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
teeda - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan