U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tir

Fal Gudbe (1)
Naxwe-ray, rtay
Xaraf TSubg TI3 xar
1

Wax muuqooda baabi'in.

2

Ka t.: wax wasakh ka sifayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuwaas oo uu dayac tir ku sameeyay xafiisyadiina kala xidhay oo nidaamiyay ilaa haddana sidii aan waxba looga badelin oo loogu shaqeeyo."

”
“

-In ninkii reer Hagar isna laga bixiyo 120 halaad. 3-In 20 gabdhood oo godob-tir waxa Soomaalidu u taqaan ah la siiyo beesha Hayaag.

”
“

Waxaana ii soo baxa inay dad yari garan karaan, markaasaan tir tiraa oo aan dib u raadiyaa eray u dhigma oo dadka badidiisu fahmayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-ray, rtay

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan