U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tirsiimo

Magac Lab
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf TSubg TI8 xar
1

.u Abyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo, waxa kale oo la yiraahdaa tirooyinka wax lagu tirsado ama abyooneyaasha togan (

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxay ahayd arrin aad u xiise badan oo annaga iyo carruurtuba aanu ku qaadannay waqti fiican, carruurtuna ku barteen si ciyaar ciyaar ah xisaabfallada aasaasiga ah ee isugaynta, kala goynta, tiro tirinta tirsiimo iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tirsiimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan